App cajiib ah Waan ka helay caaficare waqtiga uu save gareynaayo Mar horaan u baahneen waa la soo daahdeen
App cajiib ah Waan ka helay caaficare waqtiga uu save gareynaayo Mar horaan u baahneen waa la soo daahdeen
1 people found this helpful
this app actually is amazing I admired his service probably thanks for the exposing this app i this app will be much more nice than I thought thanks
1 people found this helpful
Waa App aad u fiican Waan ka helay sid Wanaagsan uu ii shaafiyay Waqtigeygana iigu save gareeyay waxaa aad uga Helay Qeybta Nurses-ka iyo inaan si toosa Hospitalka aan rabo Card-ka iga jaran karo MAHADSANIDIIN bahnda Caaficar♥️💯👋
2 people found this helpful
Waa app ficn aad ayoo ino anfcay baahiyaha xaga cafimaadka waana so dhaweynayaa appka caafi care .
2 people found this helpful
Waa app aad U wanagsan daboolaya baahiyaha dhanka caafimaadka AAn U baahnaa
1 people found this helpful
Wali ma arag App dhankan caafimaafka oo ka casrisan waan ka heley qaabka uu u shaqeynayo iyo dhamaan qeybihiisa oo dhan
2 people found this helpful
Waa App aad u wanaagsan waana ka helay Nidaamkiisa iyo Sidaan uga helay adeeg waliba aan u baahna Dhanka caafimaadka
professional
1 people found this helpful
Waan ka helay App-kaan wali ma arag mid la mida
1 people found this helpful
Review insights appear once we have at least 20 saved reviews for this app (9 so far). They grow each time reviews are refreshed.